Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Ku saabsan Amisom.

Friday November 10, 2017 - 14:42:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Ku saabsan Amisom.

    Diirada jimcaha oo ay ka qeybqaateen Aqoonyahan Maxamed Sheekh,Axmed Ibraahim iyo Nabad doon Maxamed Guuleed ayaa looga hadlay waxa ka dhalan kara ka bixitaanka Amisom ee Soomaaliya oo bilaabanaya dabayaaqada bisha soo socota.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diirada jimcaha oo ay ka qeybqaateen Aqoonyahan Maxamed Sheekh,Axmed Ibraahim iyo Nabad doon Maxamed Guuleed ayaa looga hadlay waxa ka dhalan kara ka bixitaanka Amisom ee Soomaaliya oo bilaabanaya dabayaaqada bisha soo socota.


Diirada ayaa sidoo kale lagu soo qaatay aaraahda dhagaystayaasha ee ku aadan Mowduuca.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka MP3

Related Items