Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buula Guduud Ee Jubbada Hoose.

Monday November 13, 2017 - 17:22:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buula Guduud Ee Jubbada Hoose.

    Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Buula Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Video-ga oo ladaawan karo muddo 18 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo dagaallo culus tuulada Buula Guduud kula gelaya Maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe ee Mareykanka iyo Kenya tababareen.

Isdaarkan oo loogu magac daray  واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada Al Shabaab ay qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanado hub ah.


Filimka ayaa lagusoo bandhigayaa halyaygii fuliyay weerarka naf-hurnimo oo lagu magacaabi jiray Cabdi Caziiz Cabdullaahi kanasoo jeeda Beesha Eelaay kaasi oo isagoo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay gudaha ugalay saldhigga ciidanka maamulka Jubbaland ee Buula Guduud.

Halkan ka degso Filimka
Halkan toos uga degso MP4
ama ku daawo Facebook

Filimka oo luqadda soomaaliga ku baxya halkan ka daawo MP4














 



Related Items