WAR DEG DEG AH: Weerar Naftii Hure Ah Oo Lala Eegtay Kolonyo American Ah Oo Ka Soo Ambabaxday Saldhigga BaliDoogle

Tuesday November 14, 2017 - 13:45:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH: Weerar Naftii Hure Ah Oo Lala Eegtay Kolonyo American Ah Oo Ka Soo Ambabaxday Saldhigga BaliDoogle

    War goordhow nagasoo gaaray duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan laga maqlay deegaanka KM13 ee duleedka magaalada caasimadda ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore qarax
War goordhow nagasoo gaaray duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan laga maqlay deegaanka KM13 ee duleedka magaalada caasimadda ah.


Goob Joogayaal ayaa sheegay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu kaxaynayay Nin Naftiis hure ah uu beegsaday kolonyo ciidamo caddaan ah oo ka yimid dhanka Sh/hoose kunasii jeeday xerada Xalane.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

Related Items