Wasiirad iska Casishay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wednesday November 15, 2017 - 13:56:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirad iska Casishay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Waxaa Goordhow xilkii ay heysay iska casishay Haweenay Wasiirad ka aheyd xukuumadda uu Hoggaamiye Xasan Cali Kheyre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Goordhow xilkii ay heysay iska casishay Haweenay Wasiirad ka aheyd xukuumadda uu Hoggaamiye Xasan Cali Kheyre.


Maryan Qaasim oo aheyd wasiiraddii wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta aafooyinka ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xukuumadda Federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Wasiiradda iscasishay ay wajiga ka dadbatay fashilka ay dhax muquuranayso dowladda Federaalka iyo lacago malaayiin dollar ah oo kusoo dhacay wasaaradda Gargaarka oo illaa iyo hadda lala'yahay halka ay mareen.

waa wasiirki 2-aad ee shaqada isaga taga, horay waxaa isku casilay wasiirkii G/dhigga iyo taliyihii ciidanka Jeneraal Cirfiid.
Tani waa fashil hor leh oo ay wajayso dowladda Fadhiidka Farmaajo oo waqtigeeda kulumisay igu sawir iyo ugacma hoorsiga Itoobiya iyo Mareykanka.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items