Al Shabaab Oo Weeraro Hor leh Ka Fulisay Gobolka Lamu Ee Dalka Kenya.

Thursday November 16, 2017 - 18:41:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo Weeraro Hor leh Ka Fulisay Gobolka Lamu Ee Dalka Kenya.

    Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gudaha dhulka Kenya xooga ku heysato ayaa fuliyay weerar culus oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Booliisku ku leeyihiin gobolka Laamu ee dhaca Xeebta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gudaha dhulka Kenya xooga ku heysato ayaa fuliyay weerar culus oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Booliisku ku leeyihiin gobolka Laamu ee dhaca Xeebta.


Ciidamada Mujaahidiinta waxay weeraraeen saldhig ku yaala deegaan lagu magacaabo Mararaani oo hoostaga Laamu, waxaana ka dhacay goobta dagaal kulul.

Khasaare aan tiradiisa la ogeyn ayaa gaaray ciidamada Booliiska ee la weeraray.

Weerarkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha dhulka Kenya ay ka taliso ee Muslimiintu leeyihiin.

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items