Dhageyso: Talibaan Hab Cusub Kusoo Kordhisay Dagaalka 17 Sana Jirsaday Ee Wadanka Afghanistan.

Sunday November 19, 2017 - 22:16:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Talibaan Hab Cusub Kusoo Kordhisay Dagaalka 17 Sana Jirsaday Ee Wadanka Afghanistan.

    Weeraro loo adeegsanayo xeelado cusub oo ay fulinayaan ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ayaa todobaadyadan ku soo badanayey gudaha dalka Afghanistan. Weeraradan ayaa si gaar ah u beegsanaya xarumaha Police-ka iyo kuwa Military-ga waxayna dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraro loo adeegsanayo xeelado cusub oo ay fulinayaan ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ayaa todobaadyadan ku soo badanayey gudaha dalka Afghanistan. Weeraradan ayaa si gaar ah u beegsanaya xarumaha Police-ka iyo kuwa Military-ga waxayna dhacaan kaliya xilliyada habeenkii iyo aroornimada hore ee subaxii.


Wargeyska NewYork Times oo u kuurgalay weeraradan iyo xeeladaha loo adeegsado ayaa sheegay in howlgaladan ay fuliyaan ciidamo gaar ah oo taabacsan Taliban oo loogu magacdaray "Guutada Cas” waxayna tilmaantay in weeraradan ay fuliyaan ciidamo aad u qalabeysan oo xiran Aaladaha wax lagu arko Habeenkii oo sidoo kale ka qalab wanaagsan ciidanka Xukuumada.

Warbixinta Wargeyskan uu ka qoray weerarada, Qasaaraha ay geysteen, Ragga fuliya iyo jawaab celinta ay ka bixisay xukuumada Kabul Waxaa Warbixintan soo Tajumtay idaacadda Andalus.


Halkan ka dhageyso Warbixinta MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items