Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Maamulka 'Jubbaland' Oo Lagusoo Bandhigay Degmada Jilib.

Monday November 20, 2017 - 10:11:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Maamulka 'Jubbaland' Oo Lagusoo Bandhigay Degmada Jilib.

    Shalay gallinkii dambe waxa magaalada Jilib ee wilaayada jubbooyinka lagu soo bandhigay saddex askari oo horay uga tirsanaan jiray maleeshiyaadka Axmed Madoobe ee ku sugan saldhigga Melleteri ee deegaanka Buulo gaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shalay gallinkii dambe waxa magaalada Jilib ee wilaayada jubbooyinka lagu soo bandhigay saddex askari oo horay uga tirsanaan jiray maleeshiyaadka Axmed Madoobe ee ku sugan saldhigga Melleteri ee deegaanka Buulo gaduud.



Seddexdaan askari ayaa iyagoo qoryahooda wata kasoo baxsaday xerada iskuna soo dhiibay maamulka islaamiga degmada Jilib.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa sheegay in askarigii kasoo goosta safka cadawga hubkiisa loo lacageynayo islamarkaana uu nabad ku joogi doono dalka Soomaaliya.

Maxkamadda islaamiga magaalada Jilib ayaa lagusoo bandhigay askarta kasoo goostay maamulka Axmed Madoobe waxayn warbaahinta u sheegeen in ay Alle uga towbadkeeneen la shaqeyntii ciidanka Kenya iyo Itoobiya iyagoo shacabka Soomaaliyeed weydiistay cafis.



Daawo sawirrada.






Related Items