Mareykanka Oo Sheegay in Duqeyn Ka Dhacday Koonfurta Soomaaliya Ay Ku Dileen 100 Katirsan Al Shabaab.

Tuesday November 21, 2017 - 20:51:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Sheegay in Duqeyn Ka Dhacday Koonfurta Soomaaliya Ay Ku Dileen 100 Katirsan Al Shabaab.

    War kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday deegaan katirsan gobolka Bay lagu dilay in kabadan 100 dagaalyahan oo katirsan Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday deegaan katirsan gobolka Bay lagu dilay in kabadan 100 dagaalyahan oo katirsan Xarakada Al Shabaab.


Saxnimada warkan ayay SomaliMeMo dabagal dheeri ah ku heysaa waxaan isku dayaynaa in aan xiriiro la sameyno dadka deegaanka Doodaale ee gobolka Bay iyo saraakiisha Xarakada Al Shabaab si aan u ogaanno xaqiiqda wixii dhacay.

Insha'allaah goordhow Faah Faahin ayaan soo gudbin doonaa

Related Items