Qarax Khasaare Lagu Gaarsiiyay Ciidamo Katirsan DF-ka Oo Ka Dhacay Degmada Hodon.

Wednesday November 22, 2017 - 10:49:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaare Lagu Gaarsiiyay Ciidamo Katirsan DF-ka Oo Ka Dhacay Degmada Hodon.

    Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir hore qarax ka dhacay degmada Hodon
Wararka ka imaanaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka.

Qarax aad u xooggan ayaa saaka aroortii isgoyska Tarabuunka ee bartamaha Muqdisho lagula beegsaday ciidamo katirsan kuwa loogu magac daray 'Xasilinta Caasimadda' xilli ay wadada laamiga ah ku lugeynayeen.

Ugu yaraan Sedax askari ayaa la sheegay in ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerarka sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah, ma ahan markii ugu horraysay oo ciidamo katirsan dowladda Federaalka lagula beegsado degmooyin katirsan gobolka Banaadir.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items