Diiradda Jimcaha: DF-ka oo Halis Galineysa Odayaal Dhaqameedyo (Dhageyso)

Friday November 24, 2017 - 16:30:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diiradda Jimcaha: DF-ka oo Halis Galineysa Odayaal Dhaqameedyo (Dhageyso)

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay (Dowladda Federalka ah oo halis galineysa nolosha odayaal dhaqameedyo) kuwaasoo ay dooneyso iney ka qeyb qaataan dib u eegista dastuurka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay (Dowladda Federalka ah oo halis galineysa nolosha odayaal dhaqameedyo) kuwaasoo ay dooneyso iney ka qeyb qaataan dib u eegista dastuurka.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu eegay dastuurka dowladda, dowrka odayaasha haatan la uruurinayo, halista ku hareereysan iyo arrimo kale oo muhim ah, waxaana ka qeyb galay Indheer garad Soomaaliyeed iyadoo dad weynuhuna ay aragtidooda kasoo dhiibteen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 24-11-2017.

Related Items