Daawo Sawirro: Barwaaqo Sooranka Baadiyaha Soomaaliya [Q.2aad].

Saturday November 25, 2017 - 12:13:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Barwaaqo Sooranka Baadiyaha Soomaaliya [Q.2aad].

    qaar mid ah xoola dhaqatada ayaa ka warbixiyay barwaaqada ay haystaan maadaama xiligaani uu yahay mid ah aaran ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qaar mid ah xoola dhaqatada ayaa ka warbixiyay barwaaqada ay haystaan maadaama xiligaani uu yahay mid ah aaran ah.


Geelley ay wareysatay Idaacadda alfurqaan ayaa sheegaya in xooluhu aanay xiligaan dhib lahayn laakiin waqtiyada qoraaxeedka lagu dhibtoonayo.

waxay xoolaha daaqsanayaan deegaan ka tirsan gobalka jubada dhexe halkaasoo ay ku haystaan amni iyo kala dambeyn maadaama dhulka ay joogaan shareecada islaamka lagu xukumo.

Halkaan ka dhegeyso wareysiyada geelleyda



Related Items