Dhacdo Xanuun Badan: Banghaladesh Oo Boorma Dib Ucelinaysa Kumanaan Qoys Oo Gowrac Kasoo Cararay [Dhageyso].

Sunday November 26, 2017 - 21:29:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdo Xanuun Badan: Banghaladesh Oo Boorma Dib Ucelinaysa Kumanaan Qoys Oo Gowrac Kasoo Cararay [Dhageyso].

    Dowladaha Myanmar iyo Bangaladesh ayaa dhawaan gaaray heshiis dib loogu celinayo qaxootiga Muslimiinta Rohingya ee ku jira xeryaha barakacayaasha ee dalka Bangaladesh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha Myanmar iyo Bangaladesh ayaa dhawaan gaaray heshiis dib loogu celinayo qaxootiga Muslimiinta Rohingya ee ku jira xeryaha barakacayaasha ee dalka Bangaladesh.



Dib u celintan ayey labada dowladood sheegeen in ay qaadan doonto muddo 20 sano ah, islamarkaana si tartiib tartiib ah loo celin doono dadka. Qaar ka mid ah hay’adaha gargaarka iyo bulshada Qowmiyadda Rohingya ayaa ka digaya halis ka imaan karta go’aanada, iyadoo qaarkood ay sheegayaan in aysan suuragal ahayn in dadka qaxootiga ah lagu celiyo dhulkii ay ka soo qaxeen oo weli uu xasuuq ka socda.

Warbixinta soo socota yay idaacadda Andalus ka diyaarisay  warcelinada laga bixiyey go’aanka, iyo sida ay u arkaan ururada Muslimiinta ee qowmiyadda Rohingya, hay’adaha gargaarka iyo dadka qaxootiga ah ee ku jira xeryaha barakacayaasha.



Halkan ka dhageyso Warbixinta MP3

Related Items