Sawirro+Codad: Jamciyadda Quraanka Ee Al Shabaab Oo Bandhig Sameysay, Arday Todobo Qiraa'o Ku Akhrinaya Qur'aanka.

Monday November 27, 2017 - 19:56:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Jamciyadda Quraanka Ee Al Shabaab Oo Bandhig Sameysay, Arday Todobo Qiraa'o Ku Akhrinaya Qur'aanka.

    Jamciyada Quraanka Kariimka Ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Mucalimiin Dugsiyo Quraan oo dhameystay Dowra ay ku baranayeen Qiraa'ada Quraanka Kariimka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamciyada Quraanka Kariimka Ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Mucalimiin Dugsiyo Quraan oo dhameystay Dowra ay ku baranayeen Qiraa'ada Quraanka Kariimka.


Munaasabadii lagu soo bandhigayay Mucalimiintan waxaa kalimado qayim ah ka jeediyay Marti Sharaf kala duwan,iyadoona Mucalimiinta ay goobta kusoo bandhigeen Cilmigii ay faa,ideen.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa habeenkii xalay baahisay Barnaamij gaar ah oo ay kusoo gudbisay Munaasabada iyo kalimadihii laga jeediyay.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada.



Calamada.com

Related Items