Sawirro: Saraakiil Ciidanka Oo Katirsanaa Maamulka 'Jubbaland' Oo Al Shabaab isku Dhiibay.

Saturday December 02, 2017 - 19:28:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Saraakiil Ciidanka Oo Katirsanaa Maamulka 'Jubbaland' Oo Al Shabaab isku Dhiibay.

    Muddooyinkii u dambeeyay waxaa si isdaba joog ah usoo gaarayay wilaaayaadka Islaamiga ah towbad keenayaal isugu jira ciidamo iyo saraakiil kasoo goosanayay maamulada Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee 'Jubbaland'.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddooyinkii u dambeeyay waxaa si isdaba joog ah usoo gaarayay wilaaayaadka Islaamiga ah towbad keenayaal isugu jira ciidamo iyo saraakiil kasoo goosanayay maamulada Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee 'Jubbaland'.


Magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka waxa maanta lagu soo bandhigay islamarkaana warbaahinta Andalus ay waraysi kasoo qaadday labo sarkaal oo kasoo goostay maamulka Kismaayo kuwaasi oo kala ahaa Saad hayihii ciidanka Buulo gaduud oo magaciisa ku sheegay Isaaq Ibraahim Gurbaaniyo sarkaal kale oo dagaal galiye ahaa oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Ibraahim oo ku magac dheer Miino.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Saraakiisha Towbadkeentay.






Related Items