infographic: Dowladaha Masar iyo Itoobiya Yaa Adkaan Kara Haddii Ay Dagaallamaan?.

Tuesday December 05, 2017 - 07:38:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    infographic: Dowladaha Masar iyo Itoobiya Yaa Adkaan Kara Haddii Ay Dagaallamaan?.

    Khilaafka u dhaxeeya dowladaha Masar iyo Itoobiya ayaa sii xoogeystay kaasi oo salka ku haya qeybsiga Biyaha Wabiga Niil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka u dhaxeeya dowladaha Masar iyo Itoobiya ayaa sii xoogeystay kaasi oo salka ku haya qeybsiga Biyaha Wabiga Niil.


Waxaa fashilmay dhammaan wadahadalladii lagu doonayay in lagu xalliyo murunka ka dhashay biya xireenka weyn ee dowladda Itoobiya ka dhisayso halka uu kasoo askumo wabiga Niil.

Wasiirka waraabka korontada iyo Biyaha Itoobiya ayaa sheegay in 60% ladhisay Biya xireenkan oo noqonaya midka ugu weyn qaaradda Afrika islamarkaana noqonaya biya xireenka 10-aad ee caalami ahaan adduunka ugu weyn.

Hadaba waxaa lays weydiinayaa awoodda melleteri ee labada dhinac heerka ay gaarsiisantahay haddii ay dhacdo in ay dagaallamaan, Shabakadda RT ee dalka Ruushka ayaa sameysay isbarbar dhig muujinaysa awoodaha melleteri ee Masar iyo Itoobiya.



Dowladda Masar ayaa ah dolwadda ugu awoodda badan qaaradda Afrika halka Itoobiya tahay dowladda ugu tunka weyn geeska qaaradda Afrika, shaxdan ayaa muujinaysa in Itoobiya looga adkaan karo dagaal ay lagasho Masar.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho


Related Items