Diyaarado Dagaal Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Katirsan Sh/Hoose.

Wednesday December 06, 2017 - 17:51:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarado Dagaal Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Deegaan Katirsan Sh/Hoose.

    Khasaara xooggan ayaa dad shacab xoola dhaqata ah kasoo gaaray duqeyn bahalnimo ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ka fuliyeen deegaan hoos yimaad degmada Tooratoorow ee gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara xooggan ayaa dad shacab xoola dhaqata ah kasoo gaaray duqeyn bahalnimo ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ka fuliyeen deegaan hoos yimaad degmada Tooratoorow ee gobolka Sh/Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanka Farsooley ayaa sheegaya in diyaarado Mareykan ah ay duqeyn ba'an ugeysteen dad xoola dhqata ah oo ku sugnaa baadiyaha deegaankaasi.

Ugu yaraan 7 qof xoola shacab ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen duqeynta 3 kalane dhaawacyo halis ah ayaa kasoo gaaray sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Dowladda Mareykanka ayaa sare uqaadday gummaadka ay ugeysanayo shacabka Rayidka ah, Jimcihii lasoo dhaafay duqeyn ka dhacday duleedka degmada Afmadoow waxaa ku dhaawacmay sedax qof shacab ah.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items