Sawirro+Codad: Ciidamo Ka Goostay Degmada Maxaas Oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Ceelbuur.

Thursday December 07, 2017 - 19:11:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Ciidamo Ka Goostay Degmada Maxaas Oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Ceelbuur.

    Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsanaa dowladda Federaalka balse isku dhiibay Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsanaa dowladda Federaalka balse isku dhiibay Xarakada Al Shabaab.
Sedax Askari oo mid kamida uu ahaa sarkaal ayaa Maxkamadda degmada Ceelbuur ka sheegay in ay ka Towbad keeneen la shaqeynta ciidanka Xabashida Itoobiya ee ku sugan degmada Maxaas.

Ciidamadan  isku dhiibay Al Shabaab ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyinka ay ciidamada Itoobiya ku hayaan shacabka ku dhaqan degmada Maxaas.

Towbad keenayaasha ayaa maamulka islaamiga degmada Ceelbuur  uga mahad celiyay sida uu usoo dhaweeyay ammaankoodana u damaanad qaaday.


Halkan ka dhageyso ciidamada soo goostay oo warbaahinta lahadlay MP3




Related Items