Daawo Sawirrada: Dadkii Diyaaradaha Mareykanka Ay Ku laayeen Deegaanka Farsooley Ee Sh/Hoose.

Sunday December 10, 2017 - 11:40:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Dadkii Diyaaradaha Mareykanka Ay Ku laayeen Deegaanka Farsooley Ee Sh/Hoose.

    Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa shacab Soomaliyeed ku laayay deegaanka iimeey oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee koonfurta dalka Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa shacab Soomaliyeed ku laayay deegaanka iimeey oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee koonfurta dalka Soomaliya.



Duqeyntaas oo ka dhacday dhul baadiya ah oo hoos yimaad deegaanka Farsooley waxaa lala beegsaday isku imaatin xilligaas ay ku sugnaayeen dad shacab ah, idaacadda Codka Mareykanka ku hadasha ee VOA ayaa horay u sheegtay in labeegsaday ciidamo katirsan Al Shabaab arrinkaas oo ahaa been aan sal iyo raad laheyn.

Qaar katirsan Meydadka dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqay Farsooley ayaa isla deegaanka lagu aasay waxaana warbaahinta uga warbixiyay wixii dhacay Ugaaska Beesha Garre oo sheegay in dadka la laayay ay ahaayeen shacab xoola dhaqata ah oo kasoo jeedo beesha Garre.



Hoos ka akhri qaar katirsan Magacyada dadkii lagu dilay duqeynta

1.Macalin Cabdow Fiilow Muudeey 45 sana jir ah

2.Aamino Macalin Cabdow Fiilow 17 sana jir ah

3.Cusmaan xuseen cabdi (osman jiis )43 sana jir ah

4.Yuuqaney Cusmaan xuseen oo 5 sana jir ah

5.Maxamed cabdi caliyow garboole 38 sana jir ah 

Waxaana halkaas ku dhaawacmay

1.safiyo Cusmaan xuseen oo 1sano iyo bar jir ah ayado aabahed iyo walaasheed ka weyn

2-Maxamed Nuur Xuseen Cabdi oo 23-jir ah asigana dhaawaciisa waxa uu yaalaa isbitaal madiino ee magaalada muqdisho .

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/

Isha Sawirrada: Radio Simba

Related Items