Sawirro: Barwaaqa Sooranka Beeraha Dalkeena [Qeybta 1-aad].

Sunday December 10, 2017 - 20:39:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Barwaaqa Sooranka Beeraha Dalkeena [Qeybta 1-aad].

    Dalka Soomaaliya waa wadan uu Allaah ku mannaystay barwaaqo aanan lasoo koobi karin taasoo ay ka arag la'yiin in badan oo bulshada kamid ah gaar ahaan jiilka soo koraya, sidaa darteed ayay mar walba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan isku ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Soomaaliya waa wadan uu Allaah ku mannaystay barwaaqo aanan lasoo koobi karin taasoo ay ka arag la'yiin in badan oo bulshada kamid ah gaar ahaan jiilka soo koraya, sidaa darteed ayay mar walba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan isku taxlujisaa iney soo bandhigto horumarrada dhanka wax soo saarka iyo fursadaha bannaan ee ay tahay in laga faa'iideysto.



Usbuucyo ka hor waxaan idiin soo bandhignay warbixinno sawirro wata oo aan ugu magac darnay (Barwaaqa Sooranka Baadiyaha Soomaaliya) balse haatan waxay warbixintan quseysaa beeraha dalka.

Haddaba socdaallo kooban oo aanku ku marnay qaar kamid ah degmooyinka iyo degaanada Jubooyinka ayaa waxaan ku ogaanay in sannadkan uu roob badan ku da’ay gobolka wabiguna uu buuxiyo islamarkaana ay dadku ka faa’iideysanayaan. Dhul beereer badan ayaan booqanay intii aan shaqadan ku jirnay.



Haatan waxaan idiin soo gudbineynaa qeybta kowaad ee warbixintan aan ugu magac darnay (BARWAAQA SOORANKA BEERAHA DALKEENA)




















Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items