Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Beled Xaawo Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

Thursday December 14, 2017 - 18:52:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 31345
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 4
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Beled Xaawo Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

    Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Howlgal weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Howlgal weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.


Waa qeybtii 2aad ee silsiladda taxanaha ah ee "واغلظ عليهم 2”  ama "Ku Ad-adkaada” kaas oo lagu soo bandhigayo duullaankii aroornimo ee lagu qaaday xerada Maleeshiyaadka Maamulka ‘Jubbaland’ ee Magalada Xaawo oo ah degmo saaran xad-beenaadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa 11 Sep,2017 waxay weerar xoog kugal ah ku qaadeen saldhigga, Iyagoo halkaas ku dilay tobanaan ka mid ah ciidamada maamulka Axmed Madoobe, waxayna ku qabsadeen gabi ahaanba saldhigga ciidanka iyo wixii ku jiray.



Muuqaalka ugu horeeya ee lagu daahfurayo filimka waa muuqaalka Naftii hurihii fuliyay weerarka kaas oo uu wejigiisu ka bidhaamayo sharafka iyo ciziga mu’mininka, kuna qalabeysan hubka dagaalka iyo Dareeska Military-ga. Axmad Jaamac Nuur oo ku magacdheer (Zubeyr) ayaa jeedinaya dardaarankiisii ugu dambeeyey ka hor inta uusan dhaqaaqlin.

Isdaarkan oo la daawan karo 33 daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ayaa banaanka soo dhigaya jabkii maleeshiyaadka Maamulka Axmed Madoobe Kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee degmada Beled Xaawo ka dhacay, Filimka ayaa ku baxaya luqadaha English-ka iyo Soomaaliga.

Linki Toos Ah degso MP4

Ku degso isdaarat MP4
Qaab kale ku daawo halkan .
Filimka oo Taya sare ah ka degso Telegram-ka @somalimemo


Related Items