Baahida Iyo Bah-dilka Yurub Ka Jira Warbixin uu diyaariyay Weriye C/llaahi Soomaali.

Thursday June 12, 2014 - 16:27:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Baahida Iyo Bah-dilka Yurub Ka Jira Warbixin uu diyaariyay Weriye C/llaahi Soomaali.

    Inkastoo Soomaali qaarkeed wadamada reer galbeedka oo la tago horumar u arkaan,dad badan oo waayo horey ugu dhoofay kuna soo hungoobay himiladoodi ahayd in ay hanti badan yeeshaan ayaa dalka ku soo noqday si ay beero uga fashaan shaqooyin kalena u ab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo Soomaali qaarkeed wadamada reer galbeedka oo la tago horumar u arkaan,dad badan oo waayo horey ugu dhoofay kuna soo hungoobay himiladoodi ahayd in ay hanti badan yeeshaan ayaa dalka ku soo noqday si ay beero uga fashaan shaqooyin kalena u abuurtaan. Waxay sheegayaan in shaqooyinka Soomaalida yurub joogtaa qabtaan ay ugu horeyso nadaafadda oo in Musqulaha la dhaqo koow ka tahay.

Intaasi waxay keentay in marka Soomaalida qaxootiga ahu kulmaan qaarood qariyaan howlaha ay qabtaan.

Waxaa xusid mudan in Soomaalida iyo dadka kale ee Muslimiinta ah badankood lagala dagaalamo in ay xirfad ama tacliin wanaaagsan bartaan.


Hadaba wariye Cabdulaahi soomaali la kulmay wareysina la yeeshay rag Yurub wax badan joogay aakhirkiina ka soo noqday ayaa inoo diyaariyay warbixintaan oo ciwaankeedu yahay baahida iyo bahdilka yurub ka jira.

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items