Mareykanka Oo Diidmada Qayaxan U isticmaalay Qaraar Ka Dhan Ahaa Go'aankii Trump Ee Magaalada Qudus.

Tuesday December 19, 2017 - 11:23:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Diidmada Qayaxan U isticmaalay Qaraar Ka Dhan Ahaa Go'aankii Trump Ee Magaalada Qudus.

    Xukuumadda Washington ayaa markale qaadday tallaab diblumaasiyadeed oo ay ku difaacayso maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda ee xoogga ku heysta dhulalka Filasdiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Washington ayaa markale qaadday tallaab diblumaasiyadeed oo ay ku difaacayso maamulka Yahuudda Sahyuuniyadda ee xoogga ku heysta dhulalka Filasdiin.

Kulan ay xalay golaha Q.Midoobe ku yeesheen magaalada New Yor ayay isku raaceen in waxba kama jiraan uu yahay qaraarkii Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda balse dowladda Mareykanka ayaa adeegsatay hanaanka diidmada Qayaxan ee Veto-ga loo yaqaan.

Safiiradda Mareykanka u fadhisa Q.Midoobe ayaa ku dhawaaqday in ay adeegsaneyso Veto si ay u difaacdo jiritaanka maamulka Yahuudda ee xoogga ku heysta magaalada Qudus iyo dhulalka Filasdiin.


Waa markii 43-aad ee dowladda Mareykaku ay diidmada qayaxan u adeegsato difaacidda Dadka Yahuudda tan iyo sanaddii 1945 oo fadhigii ugu horreeyay ay yeesheen golaha Q.Midoobe.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items