Sawirro: Gobollada Bay iyo Bakool Oo laga Qeybiyay Xoolaha Zakada.

Tuesday December 26, 2017 - 19:24:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gobollada Bay iyo Bakool Oo laga Qeybiyay Xoolaha Zakada.

    Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda howllaha zaka qeybinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda howllaha zaka qeybinta.

Degmooyin iyo deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool waxaa kumanaan xoolo zaka ah loogu qeybiyay dadka fuqarada iyo masaakiinta ah, degmooyin ay kamid yihiin Buula Fuulay, Labaatan Jiroow, Rabdhuurre,Garasweyne, Rabdhuurre iyo Xamaal Barbaar ayaa laga qeybiyay kumanaan neef oo isugu jira ari,geel iyo lo'.

Deegaanno hoos yimaad degmooyinka Baydhabo, Xudur,Qansaxdheere,Buurhakabo iyo Diinsoor ayaa iyana kamid ah meelaha laga qeybiyay xoolaha Zakada, dad danyar ah ayaa markii xoolaha lasiiyay lahadlay warbaahinta waxayna sheegeen in si aad ah ay ugu faraxsanyihiin xoolaha lasiiyay.















Related Items