Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah

Wednesday December 27, 2017 - 13:13:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah

    Munaasabad Ballaaran ayaa ka dhacday xarunta dhexe ee Machadka Qurdubah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo ay kasoo qeyb galeen maamulka,macalimiinta,ardayda machadka iyo marti sharaf kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad Ballaaran ayaa ka dhacday xarunta dhexe ee Machadka Qurdubah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo ay kasoo qeyb galeen maamulka,macalimiinta,ardayda machadka iyo marti sharaf kale.


Munaasabadaan ayaa lagu sagootinayay Dufacadii Labaad oo ka qalinjibisay Machadka Qurdubah oo ah machad ay aas-aaseen dhalinyaro isu tagtay oo u istaagtay badbaadinta Dalka iyo mustaqbalka Dhalinta soo koreysa.

Munaasabada waxaa kalimo ka jeediyay maamulka Machadka,Waalidiinta ardayda,sidoo kale Ardaydii ka qalinjibisay machadka ayaa goobta kusoo bandhigay Cilmigii ay barteen waxaana arintaasi si aad ah ugu farxay Waalidiinta iyo guud ahaan Marti sharaftii ku sugneed goobta Xaflada.



Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Xaflada Qalin Jibinta Machadka Qurdubah.









Related Items