Ogeysiis: Sheekh Xassaan Oo Magaalada Nairobi Dib Uga Bilaabaya Kitaabadii Uu Akhrin Jiray.

Monday January 01, 2018 - 13:43:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Sheekh Xassaan Oo Magaalada Nairobi Dib Uga Bilaabaya Kitaabadii Uu Akhrin Jiray.

    Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibaddiisa waxaa la ogeysiinayaa in Sheekha Caalim ah Xassaan Xuseen Aadam uu dhowaan dib u bilaabayo duruustii uu ka akhrin jiray magaalada Nairobi waxaana kala socdan kartaan website-ka Daarulxadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibaddiisa waxaa la ogeysiinayaa in Sheekha Caalim ah Xassaan Xuseen Aadam uu dhowaan dib u bilaabayo duruustii uu ka akhrin jiray magaalada Nairobi waxaana kala socdan kartaan website-ka Daarulxadiith.



Ogeysiiska oo ka yimid bahda Daarul Xadiith ayaa qorbaa sidan.

Ikhwaanii Filcaqiidah Wuxuu Sheekheena Abuu Salmaan Dib Ubilaabi Doonaa Kitaabkii Socday EeSunanuNasaa’i,Hoos Ka Fiiri Warbixinta Kitaabka Sunanu Nasaa’i.

Xiliga:Sabti Rabi Al-Thani 18, 1439 Oo Ku Beegan Habeen Uu Baxaayo Jimce January 5, 2018

Wakhtiga:Bacdal Maqrib

Goobta:Masjidul Bilaal Ee Ku Yaala Ushriika

Maalmaha Dersiga:Sabti ilaa Khamiis

Riix Ama Guji Halkaan Si Aad Halkaan Ugala Socoto Kitaabka.


Related Items