Afhayeenka ISIS "Ciidamadeenu Baqdaad iyo Karbalaa Ayay Usii Garguuranayaan" Dhageyso.

Thursday June 12, 2014 - 16:56:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3495
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 6
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka ISIS "Ciidamadeenu Baqdaad iyo Karbalaa Ayay Usii Garguuranayaan" Dhageyso.

    Afhayeenka dowladda Islaamiga ah Sheekh Max'med Al Cadnaani ayaa markii ugu horreysay ka hadlay furashada mujaahidiintu ay furteen magaalooyinwaaweyn oo Ciraaq katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka dowladda Islaamiga ah Sheekh Max'med Al Cadnaani ayaa markii ugu horreysay ka hadlay furashada mujaahidiintu ay furteen magaalooyinwaaweyn oo Ciraaq katirsan. Sheekh Max’med Al Cadnaani ayaa kalimad uu jeediyay muslimiinta sunniga ciraaq ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyay.

"Mujaahidiin waxaan leeyahay ka kadsoomina oo ha isdhihina idinka ayaa guul keenteen allaah ayaa guusha keenay marwalba allaah umahad celiya”ayuu yiri Sheekh Max’med Al Cadnaani.

Dowladda Islaamiga ah waxay si jees jees leh ula hadashay doqonka axmaqa ah ee R/wasaaraha Ciraaq ku magacaaban Nuuri Al Maaliki.

"Dabaalka Al-maalikiga ah waxaa ka dabaaslsan oo kaliya kuwa mas’uuliyadda u ictiraafsan,wuxuu lumiyay fursad uu ciraaq ku heysan karay”ayuu yiri Al Cadnaani.

Mas’uulkan u hadlay ISIS ayaa kula dardaarmay mujaahidiinta in ay ugurguurtaan dhanka magaalooyinka Baqdaad iyo Karbalaa oo shiicadu ku xooganyihiin.

Related Items