Kooxo Jawaasiis Ah Oo Lagu Laayay Degmada Kurtun Waarey Ee Sh/Hoose.

Wednesday January 03, 2018 - 08:56:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Kooxo Jawaasiis Ah Oo Lagu Laayay Degmada Kurtun Waarey Ee Sh/Hoose.

    Xarakada Al Shabaab ayaa markale dil wadareed ku fulisay Kooxo Jawaasiis ah oo ubasaasayay dowlado ay kamid yihiin Kenya iyo Itoobiya iyagoo isku dhax qarinaya shacabka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al Shabaab ayaa markale dil wadareed ku fulisay Kooxo Jawaasiis ah oo ubasaasayay dowlado ay kamid yihiin Kenya iyo Itoobiya iyagoo isku dhax qarinaya shacabka Soomaaliyeed.



Fagaara weyn oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose waxaa lagu dilay Shan ruux oo Jawaasiis u ahaa sirdoonada dowlada Xabashida Itoobiya,Dowlada  Kenya iyo maamulka Villa Somalia.

Qaadiga Maxkamada Islaamiga  ah ayaa goobta fagaaraha ka aqriyay Xukunka dilka  ah ee lagu xukumay Shanta Ruux  ee Jawaasiista ah kuwaasi oo goobta fagaaraha lagu toogtay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Shanta Jawaasiista Ah.



1-Cabdi Qaadir Cumar Xasan Oo Da’diisu tahay 23 Jir Lana Shaqeynayay Maamulka dowladda Federaalka ugu magacaaban degmada Qoryooley.

2-Cabdi Qaadir Shukri Xasan Oo Da’diisu Tahay 30 Jir  wuxuu la shaqeynayay Sirdoonka Dowladda Federaalka

3-Muxamed Abshir Cali Oo Da’diisu Tahay 35 Jir  wuxuu la shaqeynayay Taliska Ciidamada  Xabashida Itoobiya Ee duullaanka Ku Jooga Qeybo Ka Mid Ah Gobalada Baay iyo Bakool.

4-Cali Axmed Sheekh Cali Oo Da’diisu Tahay 30 Jir  wuxuu la Shaqeynayay Sirdoonka Dowladda Federaalka

5-Cali Yuusuf Axmed Oo Loo Yaqaano Jacfar Dheere Oo Da’diisu aheyd 36 Jir  wuxuu la shaqeynayay Dowladda Kenya.

Related Items