Video: Mudaaharaadyo Ka Dhan Ah Donald Trump Oo Ka Dhacay Wadanka Pakistan.

Wednesday January 03, 2018 - 20:59:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Mudaaharaadyo Ka Dhan Ah Donald Trump Oo Ka Dhacay Wadanka Pakistan.

    Waxaa sii xumaanaya Xiriirka u dhaxeeya dowladaha Pakistan iyo Mareykanka kadib markii Donald Trump uu si kulul uweeraray Xukuumadda Islamabad oo uu ku tilmaamay mid khiyaano badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii xumaanaya Xiriirka u dhaxeeya dowladaha Pakistan iyo Mareykanka kadib markii Donald Trump uu si kulul uweeraray Xukuumadda Islamabad oo uu ku tilmaamay mid khiyaano badan.


Wararka ka imaanaya Pakistan ayaa sheegaya in kumanaan qof ay magaalada Karaaji ka dhigeen dibad baxyo ay ku diidanyihiin warka kasoo baxay Mareykanka waxayna ugu baaqeen dowladda Pakistan in ay xiriirka ujarto Mareykanka.

Dibad baxayaasha oo ku qeylinayay erayo ka dhan ah Mareykanka ayaa gubay sawirka Donald Trump, dhinaca kale dowladda Pakistan ayaa uyeertay safiirka Mareykanka oo ay su'aalo ka weydiisay warka kasoo baxay Trump.


Warbixintan Hoose waxaad ku dhageysan Kartaan kuna daawan kartaan halka uu ku dambeyn doono Mustaqbalka xiriirka ka dhaxeeya labada dalka

Related Items