Dhageyso:Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Dhaqaale oo Muhiim U Ah Islaamka.

Friday January 05, 2018 - 11:09:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Dhaqaale oo Muhiim U Ah Islaamka.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah.



Usbuucyadii lasoo dhaafay waxaa wilaayaadka islaamiga ah ka socday qeybinta Sakada xoolaha iyadoo la bixiyay 24,654 Neef oo la siiyay dadkii uu Allaah xaqa u siiyay.

Haddaba waxaa mowduuca lagu lafa guray qodob ah: "Haddii uu qof walba oo ay Sako ku waajibtay iska bixiyo ummada muslimka ah ma gaari kartaa isku filnaasho oo maka maarmi kartaa gacmo shisheeyeā€¯.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah culimada diinta islaamka iyadoo dhageystayaashuna ay mowduucan kasoo dhiibteen aragtidooda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah


Related Items