Markab Shiinays Ah Oo Burburay Markab ay La Socdeen Dad iiraan udhashay.

Sunday January 07, 2018 - 18:46:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab Shiinays Ah Oo Burburay Markab ay La Socdeen Dad iiraan udhashay.

    Ugu yaraan 30 qof iiraaniyiin ah ayaa dhintay tobaneeyon kalane waa lala'yahay kadib markii laba markab ay isku dhaceen xilli ay marayeen badda shiinaha ee qaaradda Asia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 30 qof iiraaniyiin ah ayaa dhintay tobaneeyon kalane waa lala'yahay kadib markii laba markab ay isku dhaceen xilli ay marayeen badda shiinaha ee qaaradda Asia.

Wararka ka imaanaya shiinaha ayaa sheegaya in 30 qof iiraaniyiin badmaaxiin ah ay dhinteen kadib markii laba markab is hertiyeen sida ay sheegayaan saraakiisha Chines-ka

Wasaaradda gaadiidka badda shiinaha ayaa sheegtay in markab siday qamadi iyo cunto oo shiinuhu leeyahay uu hertiyay markab shidaal siday oo ay la socdeen dad ubadan iiraaniyiin.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in 30 qof shaqaale ah iiraaniyiin ah iyo 2 Bangaladheesh shaqaale ah ay dhinteen gabi ahaana uu burburay markabka oo watay calanka dowladda Baanama.


shilka ayaa ka dhacay meel 160 Mile dhacda gunta Badda shiinaha oo aan ka fogeyn magaalada Shanghai ee bariga shiinaha dhacda ahna magaalada ganacsi ee wadankaasi ugu weyn.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items