Sawirro:Degmooyinka Jannaale,Tooratoorow Iyo Deegaano Hoostaga Qoryooley Oo Laga Qeybiyay Zakada Xoolaha Nool.

Tuesday January 09, 2018 - 10:54:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Degmooyinka Jannaale,Tooratoorow Iyo Deegaano Hoostaga Qoryooley Oo Laga Qeybiyay Zakada Xoolaha Nool.

    Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa wali si hab sami leh uga soconaya qeybinta Sakada Xoolaha sida uu ku waramayo wariye Maxamad Muudey oo maalmahan ku socdaalayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa wali si hab sami leh uga soconaya qeybinta Sakada Xoolaha sida uu ku waramayo wariye Maxamad Muudey oo maalmahan ku socdaalayay.


Boqollaal neef oo u badan Geel iyo Ari ayaa waxaa laga qeybiyay degmada Jannaale, degaanka Doomburaale oo hoos taga Qoryooley iyo degaanka Tooratoorow.

Zakada ayaa waxay kamid tahay arkaanta shanta ah ee islaamka taasoo ri rasmi ah uga dhaqan gashay wilaayaadka islaamiga ah ee ay maamusho Xarakada Al-Shabaab. Sakada waxaa laga qaadaa dadka hodanka ah waxaana lagu celiyaa kuwa fuqarada ah.






Related Items