Sedax Qof Gancsato Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka K/Afrika.

Thursday January 11, 2018 - 11:26:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sedax Qof Gancsato Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka K/Afrika.

    Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika waxey sheegayaan in markale weerar lala beegsaday Dhalinyaro Somali ah oo qeyb ka ah ganacsatada Somalida ee ku dhaqan dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika waxey sheegayaan in markale weerar lala beegsaday Dhalinyaro Somali ah oo qeyb ka ah ganacsatada Somalida ee ku dhaqan dalkaasi.


Weerarkan oo ay fuliyeen kooxo Burcad Konfur Afrikan ah waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaano ku yaala duleedka magaalada Cape town ee dalkaasi.

Hal ruux oo ah wiil dhalinyaro Somali ah oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamuud ayeey kooxaha Burcad Koonfur Afrikaanta ah dileen waxeyna sidoo kale dhaawaceen Labo kale oo isla ganactsada Somalida ah kuwaasi oo dhaawacyadooda la dhigay goobaha caafimaadka.

Soomaalida ku dhaqan dalka Konfur Afrika ayaa si joogta ah ula kulmo weeraro isugu aadan dilal,dhaawac iyo boob Hantiyadeed oo ay kala kulmaan kooxaha Burcad Koonfur Afrikaanta ah.

Related Items