Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo Jeediyay Muxaadaro Ku Baaqaysa in lala dagaallamo shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay

Thursday January 11, 2018 - 11:39:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo Jeediyay Muxaadaro Ku Baaqaysa in lala dagaallamo shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay

    Isagoo Fagaaraha Macalim Aadan Xaashi Ceyroow ee magaalada Jilib kula hadlayay kumanaan qof shacab ah ayuu sheikh Fu'aad Max'med Khalaf ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah kusoo qaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isagoo Fagaaraha Macalim Aadan Xaashi Ceyroow ee magaalada Jilib kula hadlayay kumanaan qof shacab ah ayuu sheikh Fu'aad Max'med Khalaf ku baaqay in loo midoobo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gardarrada ah kusoo qaaday Soomaaliua oo ay ugu horreeyaan Itoobiya iyo Kenya.



Sheekh Fu’aad oo kamid ah culima’udiinka Wilaayaatka islaamiga ah ayaa ku dheeraaday ka hadalka waajibnimada dagaalka jihaadka ah ee dalka ka socda isagoo shacabka Soomaaliyeed ku guubaabiyay in ay dalkooda ka xureeyaa gumeystayaasha jisiyadaha kala duwan leh.

Halkan Ka degso Muxaarada ama Hoos ka dhageyso Youtube


Related Items

https://twitter.com/africa_waleed