Ciidamada Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose

Thursday January 11, 2018 - 12:25:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose

    Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta barqadii xoog ku galay deegaanka Diif oo kaabiga ku haya xuduud beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta barqadii xoog ku galay deegaanka Diif oo kaabiga ku haya xuduud beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya.



Wararka ka imaanaya  gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta barqadii ka bilaawday gudaha iyo hareeraha deegaanka Diif oo saldhigyo melleteri ay ku lahaayeen maleeshiyaadka maamulka Dabadhilifka Jubbaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaal saacado badan socday kadib ay  Mujaahidiinta usuurta gashay in ay si buuxda ula wareegaan deegaanka Diif Soomaaliya, war kasoo baxay taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu xaqiijiyay in gacan ku heynta deegaanka uu dib ugusoo laabtay wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

lasoco wixii soo kordha

Related Items