Daawo Video Argagax leh Oo lagasoo Duubay Duqeyn Ba'an Oo Ku Dhacaysa Dad Barakacayaal Suuriyaan Ah.

Sunday January 14, 2018 - 21:26:06 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video Argagax leh Oo lagasoo Duubay Duqeyn Ba'an Oo Ku Dhacaysa Dad Barakacayaal Suuriyaan Ah.

    Wadanka Suuriya waxaa lagasoo sheegayaa dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda dabadhilifka Suuriya iyo xoogaga kacdoonka sunniga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Suuriya waxaa lagasoo sheegayaa dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda dabadhilifka Suuriya iyo xoogaga kacdoonka sunniga ah.

Markale dowladaha iiraan iyo Ruushka ayaa qaaday olole dagaaleed hor leh oo ay ku doonayaan in Nidaamka Bishaar Al-asad ay ugu qabtaan magaalooyin katirsan gobolka ildlib ee dhaca waqooyiga Suuriya.

Wararka Suuriya ka imaanaya waxay sheegayaan in Boqolaal kun oo dad Barakacayaal ah ay wajahayaan xaalad adag kadib markii diyaaradaha dagaalka Ruushka iyo kuwa Nidaamka Al-asad ay duqeymo ba’an ka geysteen xeryaha qaxootiga.

Wariye katirsan Telefeshinka Afka Carabiga ku hadla ee Aljazeera ayaa goob joog u noqday mid kamid ah duqeymihii ugu xumaa ee ka dhaca gobolka Idlib.


Halkan Daawo Warbixinta oo Afsoomaali lagu Tarjumay ama Hoos ka eeg


Related Items