Ciidamada Al Shabaab Oo Qabsaday Deegaan Kaabiga Ku Haaya Magaalada Marka Sh/Hoose.

Sunday January 21, 2018 - 16:26:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab Oo Qabsaday Deegaan Kaabiga Ku Haaya Magaalada Marka Sh/Hoose.

    Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ciidamada Al Shabaab iyo maleeshiyaadka DF-ka ku dhaxmareen deegaan ku dhow magaalada Marka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ciidamada Al Shabaab iyo maleeshiyaadka DF-ka ku dhaxmareen deegaan ku dhow magaalada Marka.

Maanta duhurkii ayay ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Al Shabaab waxay ujiheysteen dhanka deegaanka Kabtal Laas oo jidgooyo utiillay maleeshiyaadka DF-ka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in iska hor’imaad xooggan balse waqti kooban socday kadib ay xoogaga Al Shabaab ugu suurta gashay in ay la wareegaan gacan ku heynta deegaanka.

Maleeshiyaadka DF-ka ayaa ufirxaday dhanka deegaanka Shalaanbood, Kabtan Laas waxaa ciidanka dowladda uyiillay isbaaro ay lacago baad ah uga qaadaan gaadiidka dadweynaha.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items