Dhageyso: Abwaan Taakoow Oo Tiriyay Gabay Ciwaankiisu Yahay [Farmaajo Yaa Ku fahansiiya].

Tuesday January 23, 2018 - 08:27:36 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Abwaan Taakoow Oo Tiriyay Gabay Ciwaankiisu Yahay [Farmaajo Yaa Ku fahansiiya].

    Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa kaalin mug leh ku leh halganka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gumeysiga ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa kaalin mug leh ku leh halganka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka gumeysiga ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya.


Suugaantu waxay kamid tahay wadiiqooyinka lagu baraarujiyo bulshada waxna lagu fahamsiiyo, Taakoow Macalim Ciise wuxuu kamid yahay Abwaannada Soomaalida ee tiriya gabayada iyo Guuraawga.

Gabay Cusub oo uu tiriyay ayuu kula hadlay Max'med Cabdullaahi Farmaajo oo ah Hoggaamiyaha dowladda Federaalka, Gabaygan oo loogu magac daray (Farmaajo Yaa Ku fahansiiya} ayaa su'aalo weydiinayo Farmaajo.


Halkan ka degso Gabeyga
ama Hoos Ka Daawo


Related Items