Railla Odinga Oo Sheegay in Berri loo Caleema Saari Doono Xilka Madaxweynaha Dalka Kenya.

Monday January 29, 2018 - 21:01:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Railla Odinga Oo Sheegay in Berri loo Caleema Saari Doono Xilka Madaxweynaha Dalka Kenya.

    iskusoo bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayuu hoggaamiyaha mucaaradka kula hadlay kumanaan kun oo kamid ah taageerayaashiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iskusoo bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayuu hoggaamiyaha mucaaradka kula hadlay kumanaan kun oo kamid ah taageerayaashiisa.


Railla Odinga oo ah hoggaamiyaha Xisbiga NASA ayaa taageerayaashiisa u sheegay in maalinta Berri ah uu qaban doono munaasabad ballaaran oo isaga loogu caleema saari doono madaxweynaha rasmiga ah ee wadanka Kenya.

Odinga oo horay uqaadacay doorashooyinkii madaxtinimada ku celiska ahaa ee sanaddii hore Kenya ka dhacay ayaa dadka xisbigiisa taageersan ugu baaqay in ay dhigaan dibad baxyo ay ku taageerayaan munaasabadda dhaarinta xilka madaxtinimada ee berri dhici doonta.


Warbaahinta Kenya waxay sheegtay in kumanaan katirsan ciidanka Booliska lagu daadiyay waddooyinka magaalooyinka Nairobi iyo Kasumu waxaana laga cabsi qabaa in rabshado markale ka dhacaan Kenya xilli Uhuru Kenyatta uu dalka dibaddiisa ku maqanyahay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed