Maxaa Ka Jira In La Isku Darayo Wasiirrada Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya? (Dhageyso)

Tuesday January 30, 2018 - 10:09:57 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Jira In La Isku Darayo Wasiirrada Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya? (Dhageyso)

    Iyadoo uu horey Xuseyn Caydiid u sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya laga dhigayo hal dal oo uu ka dhaxeeyo hal Baasaboor iyo hal ciidan, sidoo kalana aaney jiri doonin wax xuduud ah oo ka dhaxaysa ayaa waxaa sannadba sannadka ka dambeeya soo baxaya a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo uu horey Xuseyn Caydiid u sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya laga dhigayo hal dal oo uu ka dhaxeeyo hal Baasaboor iyo hal ciidan, sidoo kalana aaney jiri doonin wax xuduud ah oo ka dhaxaysa ayaa waxaa sannadba sannadka ka dambeeya soo baxaya arrimahaasi oo ay dadka qaar dhallanteed u maleeyeen.


Kulan shalay ka dhacay magaalada Adisababa ayuu wasiirka arimaha dibadda ee dalka Itoobiya ka sheegay in la isku dhafayo golaha wasiirada Soomaaliya iyo kuwooda Itoobiya, taasoo ka dhigan in wasiiro Tikree ah ay yimaadaan Muqdisho islamarkaana amarro ay kusoo rogaan shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba arrintan halista ah ayaa waxaa ka hadlay aqoonyahan C/qaadir Cali Yarow ayaa bartiisa Facebook kusoo daabacay kalimad muhim ah oo uu si qoto dheer ugu qaadaadhigay dabinno badan oo ay Itoobiya la damacsan tahay ummadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed.



Halkan ka degso ama Hoos Ka Daawo


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed