Sawirro+Codad: Xaflad Lagusoo Xirayay Dowro loo Qabtay Ducaadda Da'da Yar.

Friday February 02, 2018 - 17:11:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Xaflad Lagusoo Xirayay Dowro loo Qabtay Ducaadda Da'da Yar.

    Xafllad ballaaran ayaa ka dhacday deegaan katirsan gobolka Sh/hoose taas oo lagu soo xirayay machad aqoontooda kor loogu qaadayay ducaad da'yar oo laga soo xulay degaannada iyo degmooyinka wilaayada Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafllad ballaaran ayaa ka dhacday deegaan katirsan gobolka Sh/hoose taas oo lagu soo xirayay machad aqoontooda kor loogu qaadayay ducaad da'yar oo laga soo xulay degaannada iyo degmooyinka wilaayada Sh/hoose.


Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin, culimo, indheer garad, suugaan yahanno iyo marti sharaf kale, waxaana barnaamijka  diiradda idaacada Alfurqaan lagusoo gudbiyay  dhammaan kalimadihii iyo gabayadii laga jeediyay xaflladda.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3













Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items