Kooxo Burcad Ah Oo Dil Iyo Dhac Ka Geystay Xarun Shirkadda Hormuud ku laheyd Degmada Xamar Jajab ee Muqdisho.

Saturday February 03, 2018 - 14:38:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo Burcad Ah Oo Dil Iyo Dhac Ka Geystay Xarun Shirkadda Hormuud ku laheyd Degmada Xamar Jajab ee Muqdisho.

    Kooxo hubeysan oo Burcad ah ayaa Duhurnimadii maanta dil iyo dhac ka geystay xarun ay Shirkadda Hormuud ku leedahay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubeysan oo Burcad ah ayaa Duhurnimadii maanta dil iyo dhac ka geystay xarun ay Shirkadda Hormuud ku leedahay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.



Waxaana la sheegay in Kooxdaasi ay toogteen mid ka mid ah howlwadeenada Laanta Hormuud ay ku leedahay Nawaaxiga Buunda Koowaad ee degmadaasi Waabari.

Sidoo kalena waxaa ay xaruntaasi ka qaateen Lacago fara badan, sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay Qof goobjooge ah.

Halkan ka dhageyso Goobjooge Radio Shabelle uga warramay wixii dhacay MP3

Xigasho: Radio Shabelle

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed