Sawirro: Ruux Filasdiin Ah Oo Toorreey Ku Dilay Qof Yahuudi Ah.

Monday February 05, 2018 - 17:22:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ruux Filasdiin Ah Oo Toorreey Ku Dilay Qof Yahuudi Ah.

    Wararka imaanaya dhulka Falasdiin ee gumeysiga kujira ayaa sheegaya in weerar middi loo adeegsaday lagu dilay qof Yahuudi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka imaanaya dhulka Falasdiin ee gumeysiga kujira ayaa sheegaya in weerar middi loo adeegsaday lagu dilay qof Yahuudi ah.

Wiil Falasdiini ah oo ku hubeysnaa Tooreey ayaa weear ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dad Yahuud ah wuxuuna ku guuleystay in uu dilo hal qof.

Afhayeen u hadlay booliska Yahuudda ayaa warbaahinta u sheegay in Ninkii weerarka fuliyay uu goobta isaga baxsaday daqiiqo kadib markii uu dilay qofka Yahuudiga ah.

Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Ara'iil oo dhanka Koonfureed uga beegan magaalada Naabulis oo katirsan deegaannada loo yaqaan Daanta Galbeed halkaas oo dadka Yahuudda ah xoog lagu dajiyay.


Weerarkan ayaa imaanaya Maamulka Yahuudda uu sare uqaaday dhismayaasha deegaameysiga sharci darrada ah isagoo guryahooda ka barakiciyay kumanaan qoys muslimiin Filasdiiniyiin ah.

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed