Askar Katirsan Booliska Tanzaaniya Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah.

Thursday June 12, 2014 - 17:40:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar Katirsan Booliska Tanzaaniya Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah.

    Wararka ka imaanaya wadanka Tanzaaniya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar khasaara dhaliyay ku qaadeen saldhig ciidan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Tanzaaniya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar khasaara dhaliyay ku qaadeen saldhig ciidan. Ugu yaraan hal askari ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray ka gadaal markii rag baangado ku hubeysan oo islaamiyiin loo malaynayo ay xoog ku galeen xarunta booliska Kimanzichana ee gobolka Pawan.

Warbaahinta ku hadasha afka xukuumada Tanzaaniya waxay xaqiijisay in xoogaga weerarka geystay ay horay usii qaateen hub iyo rasaas ay ciidanka boolisku lahaayeen.

Dowladda Tanzaaniya ayaa qeyb ka ah dowladaha bariga Afrika ee qeybta ka ah ladagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada waxaana xusid mudan in muslimiinta Tanzaaniya ay booliska ashahaadda ladirirka tacaddiyo kala kulmaan.

Related Items