Daawo Video:34 Sanadood Kadib Xasuuqii Wagaala Soomaalida Keya Gumeysato Maxay Ku Suganyihiin?.

Sunday February 11, 2018 - 11:15:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video:34 Sanadood Kadib Xasuuqii Wagaala Soomaalida Keya Gumeysato Maxay Ku Suganyihiin?.

    Kumanaa katirsan shacabka muslimiita ee ku dhaqan Soomaalida Kenya gumeysato waxaa wali aa xusuustooda ka go'in xasuuqii ay kala kulmeen ciidanka melleteriga wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaa katirsan shacabka muslimiita ee ku dhaqan Soomaalida Kenya gumeysato waxaa wali aa xusuustooda ka go'in xasuuqii ay kala kulmeen ciidanka melleteriga wadankaasi.


Muddo 34 sano ah ayaa kasoo wareegatay xasuuqii taariikhiga ahaa ee Wagala oo lagu dilay 5000 (shan kun) oo qof oo Soomaali ah.

Xasuuqii Wagala wuxuu dhacay  10,Febaraayo sanaddii 1984 xilligaas oo ciidamada Kenya ay si aan arxan laheyn u xasuuqeen shacab sacbooleey aan hubeysnayn ah.

 

Dadkan oo ay ku jireen caruur iyo haween xaamilo ah ayey dowladda Kenya kasoo uruurisay degmada Wajeer kadibna waxay isugu geysay fagaare ku yaala tuulada Wagala halkaasoo ay ku gumaaday.


Halkan ka Daawo Warbixin iyo Wareysi laga qaaday dadkii ka Badbaaday Xasuuqii Gaarisa

Ama Hoos Youtube toos ugu daawo



Related Items