Codad+ Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Howllo Indho Fiiqis Lacag la'aan Ah Ka Fulisay Degmada Jilib.

Friday February 23, 2018 - 10:50:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Codad+ Sawirro: Hay'adda Al-ixsaan Oo Howllo Indho Fiiqis Lacag la'aan Ah Ka Fulisay Degmada Jilib.

    Hay'adda Gargaarka Al Ixsaan ayaa howllo caafimaad lacag ka'aan ah ka fulisay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Gargaarka Al Ixsaan ayaa howllo caafimaad lacag ka'aan ah ka fulisay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Isbitaalka weyn ee magaalada Jilib ayaa dad gaaraya  26 qof indhaha loogu fiiqay, howshan caafimaad waxaa fulinayay dhakhaatiir aqoon u leh arrimaha indhaha.

Dadka indhaha loo fiiqay ayaa sheegay in ay ku diirsadeen howshan caafimaad ee ay fulisay hay'adda Al-ixsaan, howshan waxaa ka faa'iideystay dad waayeella ah oo ka yimid deegaanno fog fog oo katirsan gobollada Jubbooyinka.

Hay'adda Al-ixsaan ayaa ka howlgasha wilaayaadka Islaamiga ah waxayna qabataa howllo kala duwan sida raashin qaybin daawaynta dadka iyo xoolaha intaba.


Halkan ka degso Qaabkii Indha Fiiqistu u dhacday ama hoos ka dhageyso










Related Items