Kaaliyihii Maxkamadda Darajada Koowaad ee DF-ka Oo Duleedka Muqdisho lagu dilay.

Tuesday February 27, 2018 - 11:19:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaaliyihii Maxkamadda Darajada Koowaad ee DF-ka Oo Duleedka Muqdisho lagu dilay.

    Dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah saraakiisha dowladda Federaalka ayaa wali kasii socda degmooyinka gobolka Banaadir iyo deegaannada dhaca duleedka Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah saraakiisha dowladda Federaalka ayaa wali kasii socda degmooyinka gobolka Banaadir iyo deegaannada dhaca duleedka Muqdisho.

Xalay fiidkii ayay rag bastoolado ku hubeysan waxay deegaanka Weydoow ku dileen Kaaliyihii guddoomiyaha Maxkamadda darajada Koowaad ee Dowladda Federaalka kaasi oo lagu magacaabi jiray Cali Shangaani.

Xoogagii dilka geystay ayaa si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqay, xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay Mas'uuliyadda weerarka lagu dilay kaaliyihii guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad sida ay baahisay idaacadda Andalus.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items