Dhageyso: Wareysi kale oo lala yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Madaxtooyada.

Wednesday February 28, 2018 - 10:01:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi kale oo lala yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Madaxtooyada.

    Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi Xiiso Badan oo ay la yeelatay dagaalyahankii Saddex-aad oo ka mid ah raggii fuliyay weerarkii taariikhda galay ee dhawaan ka dhacay xarumaha Dowladda Federaalka ee sida aadka ah loo ilaaliyo ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi Xiiso Badan oo ay la yeelatay dagaalyahankii Saddex-aad oo ka mid ah raggii fuliyay weerarkii taariikhda galay ee dhawaan ka dhacay xarumaha Dowladda Federaalka ee sida aadka ah loo ilaaliyo ee ku yaala agagaarka xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.


Axmad Cabdi Cabdulle   (Zubeyr Ganeey) oo kasoo Jeeda Beesha Xawaadle ee degta Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya Waa geesi ka mid ah halyeeyadii Inqimaasiyiinta ahaa ee fuliyey howlgalkii ballaarnaa ee lagu qaaday magaalada Muqdisho kaas oo lagu xasuuqay in ka badan 45 kamid ahaa askarta iyo saraakiisha dowladda.

Dardaaran laga duubay ka hor intii uusan weerarka fulin ayuu uga hadlay arrimo farabadan oo ku saabsan halganka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya.


Halkan ka degso Kalimadda Zubeyr Ganeey MP3

Xigasho: Radio Andalus

Related Items

https://twitter.com/africa_waleed