Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Faafisay Filim Oo Lagusoo Bandhigay Hoggaamiyaal Ku Shahiiday Jihaadka Soomaaliya.

Thursday March 15, 2018 - 21:43:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.4/5 Stars) Total Votes: 7
  • 6 5
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Faafisay Filim Oo Lagusoo Bandhigay Hoggaamiyaal Ku Shahiiday Jihaadka Soomaaliya.

    Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shababa ayaa faafisay qeybta Shanaad ee silsiladda ربح البيع oo lagusoo bandhigo hoggaamiyaasha Jihaadka ee ku shahiiday halganka ka socda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shababa ayaa faafisay qeybta Shanaad ee silsiladda ربح البيع oo lagusoo bandhigo hoggaamiyaasha Jihaadka ee ku shahiiday halganka ka socda Soomaaliya.


Filimkan hoggaamiyaasha lagusoo bandhigayo waxaa kamid ah Sheekh Xudeyfa oo ahaa waaligii hore ee Jubbooyinka oo sanaddii lasoo dhaafay ku shahiiday duqeyn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya sidoo kale waxaa kamid ah hoggaamiyaasha lagusoo bandhigay Sheekh Max'med Dulyadeyn.

Hoggaamiyaal ciidan iyo ducaad mujaahidiin ah ayaa ayaa sidoo kale kasoo muuqanaya isdaarka cusub ee 5ربح البيع
Si Toos uga daawo Facebook








Related Items