Ciidamada Mujaahidiinta la Wareegay Magaalada Balcad.

Friday March 02, 2018 - 11:59:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta la Wareegay Magaalada Balcad.

    wararka ka imaanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dagaal kula wareegeen gacan ku heynta degmada Balcad oo qiyaastii 30 KM Muqdisho uga beegan dhanka waqooyi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wararka ka imaanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dagaal kula wareegeen gacan ku heynta degmada Balcad oo qiyaastii 30 KM Muqdisho uga beegan dhanka waqooyi.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in boqolaal dagaalyahan ay gudaha ugaleen magaalada ayna walareegeen xarumaha muhiimka ah iyo koontaroollada lagasoo galo.

Dagaal culus ayaa ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad arrinkaas oo keenay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ay isaga baxsadaan magaalada.

l

Related Items