Weerar Naf Hurnimo oo ka dhacay Saldhig kuyaal degmada Afgooye Sh/Hoose.

Friday March 02, 2018 - 12:04:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Naf Hurnimo oo ka dhacay Saldhig kuyaal degmada Afgooye Sh/Hoose.

    Jugta qarax aad u xooggan ayaa laga maqlay gudaha degmada Afgooye iyo duleedkeeda kadib markii weerar istish-haadi ah lala helay saldhig melleteri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax aad u xooggan ayaa laga maqlay gudaha degmada Afgooye iyo duleedkeeda kadib markii weerar istish-haadi ah lala helay saldhig melleteri.



Wararka ka imaanaya Afgooye ayaa sheegaya in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu kaxaynayay ruux naftiis hure ah uu beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen Maleeshiyaad Dowladda Imaaraatka Carabta Tababartay.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda weerarka, warar hordhac ah waxay sheegayaan in gabi ahaanba uu burburiyay saldhigga oo ay ku sugnaayeen tobanaan askari.


Related Items